Gabar iyada oo Nool la aasay oo qabri laga soo saaray iyo Waalidkeeda oo la raadinayo

Deegaan kuyaala Waqooyiga dalka Hindiya ayaa lagu arkay arrin dad badan ka yaabisay, kadib markii qabri la qodayay laga soo saaray gabar yar oo dhallaan ah oo iyada oo nool la aasay. Nin kamid ahaa dadka deegaanka oo doonayay in uu aaso gabar yar uu dhalay oo geeriyootay ayaa si lama filaan ah god uu … Continue reading Gabar iyada oo Nool la aasay oo qabri laga soo saaray iyo Waalidkeeda oo la raadinayo